Sharciga Kunoqoshadiisa 9:16 ~ Второзаконие 9:16

picture

O o anna wax baan fiiriyey oo waxaan arkay inaad ku dembaabteen Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waxaad samaysateen weyl dahab la shubay ah, oo haddiiba gees baad uga leexateen jidkii Rabbigu idinku amray.


Взглянув, я увидел, что вы согрешили против Господа, вашего Бога; вы сделали себе литого идола в виде тельца. Вы быстро свернули с пути, который указал вам Господь.

Continue reading Report error