Sharciga Kunoqoshadiisa 9:15 ~ Второзаконие 9:15

picture

M arkaasaan jeestay oo buurtii hoos uga degay, oo buurtiina dab baa ka qaxmayay, oo labadii loox oo axdiguna waxay ku jireen labadayda gacmood.


Я повернулся и спустился с горы, пылающей огнем. Две каменные плитки завета были у меня в руках.

Continue reading Report error