Sharciga Kunoqoshadiisa 32:47 ~ Deuteronomio 32:47

picture

W aayo, taasu idiinma aha wax aan waxtar lahayn, maxaa yeelay, waaba naftiinnii, oo waxyaalahaas daraaddood ayaa cimrigiinnu ugu dheeraan doonaa dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Muuse Oo Ku Dhiman Doona Buur Nebo


Porque no os es cosa vana, mas es vuestra vida: y por ellas haréis prolongar los días sobre la tierra, para poseer la cual pasáis el Jordán.

Continue reading Report error