Sharciga Kunoqoshadiisa 32:47 ~ Deuteronomy 32:47

picture

W aayo, taasu idiinma aha wax aan waxtar lahayn, maxaa yeelay, waaba naftiinnii, oo waxyaalahaas daraaddood ayaa cimrigiinnu ugu dheeraan doonaa dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Muuse Oo Ku Dhiman Doona Buur Nebo


For it is not a vain thing for you; because it is your life: and through this thing ye shall prolong your days in the land, whither ye go over Jordan to possess it.

Continue reading Report error