Sharciga Kunoqoshadiisa 31:12 ~ Deuteronomy 31:12

picture

O o soo wada shiriya dadka oo dhan, ragga, iyo dumarka, iyo dhallaanka, iyo qariibka irdihiinna ku jiraba, inay maqlaan, oo ay bartaan, oo ay Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsadaan, iyo inay xajiyaan oo wada yeelaan erayada sharcigan oo dhan,


Assemble the people, the men and the women and children and the alien who is in your town, so that they may hear and learn and fear the Lord your God, and be careful to observe all the words of this law.

Continue reading Report error