Sharciga Kunoqoshadiisa 28:52 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 28:52

picture

O o meel kasta oo dhulkiinna ah ayuu dhammaan irdihiinna idinku hareerayn doonaa ilaa derbiyadiinna deyrka dheer ee aad isku hallayseen ay soo wada dhacaan, oo wuxuu idinku hareerayn doonaa irdihiinna oo dhan ee dhulka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siiyey oo dhan.


وَسَتُحاصِرُكُمْ وَتُهاجِمُكُمْ فِي كُلِّ مُدُنِكُمْ إلَى أنْ تَسقُطَ أسوارُ المُدُنِ الحَصِينَةُ فِي كُلِّ أرْضِكُمْ وَمُدُنِكُمُ الَّتِي يُعطِيها إلَهُكُمْ لَكُمْ.

Continue reading Report error