Sharciga Kunoqoshadiisa 27:12 ~ Deuteronomy 27:12

picture

R eer Simecoon, iyo reer Laawi, iyo reer Yahuudah, iyo reer Isaakaar, iyo reer Yuusuf, iyo reer Benyaamiin waa inay kor istaagaan Buur Gerisiim inay dadka u duceeyaan markaad Webi Urdun ka gudubtaan.


These shall stand upon Mount Gerizim to bless the people when ye have passed the Jordan: Simeon, Levi, Judah, Issachar, Joseph, and Benjamin.

Continue reading Report error