R eer Simecoon, iyo reer Laawi, iyo reer Yahuudah, iyo reer Isaakaar, iyo reer Yuusuf, iyo reer Benyaamiin waa inay kor istaagaan Buur Gerisiim inay dadka u duceeyaan markaad Webi Urdun ka gudubtaan.
These shall stand on Mount Gerizim to bless the people, when you have passed over the Jordan: Simeon, Levi, Judah, Issachar, Joseph’s, and Benjamin.
Continue reading Report error