Sharciga Kunoqoshadiisa 16:8 ~ Второзаконие 16:8

picture

L ix maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, oo maalinta toddobaadna shir quduus ah waa inaad u qabataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo maalintaas waa inaydaan waxba shuqul qaban. Iidda Toddobaadyada


Шесть дней ешь пресный хлеб, а на седьмой день проведи собрание Господу, твоему Богу, и не делай никакую работу. Праздник Недель (Лев. 23: 15-22; Чис. 28: 26-31)

Continue reading Report error