L ix maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, oo maalinta toddobaadna shir quduus ah waa inaad u qabataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo maalintaas waa inaydaan waxba shuqul qaban. Iidda Toddobaadyada
Six days thou shalt eat unleavened bread: and on the seventh day shall be a solemn assembly to the Lord thy God: thou shalt do no work therein.
Continue reading Report error