Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 ~ Второзаконие 11:1

picture

H addaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaad had iyo goor dhawrtaan waxa loo dhawri lahaa, iyo qaynuunnadiisa, iyo xukummadiisa iyo amarradiisaba.


Люби Господа, своего Бога, и всегда соблюдай Его требования, установления и повеления.

Continue reading Report error