Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 ~ Deuteronomy 11:1

picture

H addaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaad had iyo goor dhawrtaan waxa loo dhawri lahaa, iyo qaynuunnadiisa, iyo xukummadiisa iyo amarradiisaba.


“You shall therefore love the Lord your God, and always keep His charge, His statutes, His ordinances, and His commandments.

Continue reading Report error