1 Korintos 9:25 ~ 1 Коринтяни 9:25

picture

K ii cayaarta aad ugu dadaalaa, wax walba ayuu iska dhawraa. Kuwaasu haddaba waxay sidaas u yeelaan inay taaj dhammaanaya helaan, innaguse waxaynu helaynaa mid aan dhammaanaynin.


А всеки, който се състезава, се въздържа от всичко. Те вършат това, за да получат тленен венец, а ние - нетленен.

Continue reading Report error