N aagtii reer Samaariya ahayd waxay haddaba ku tidhi isaga, Sidee baad, adigoo Yuhuudi ah, biyo ii weyddiisanaysaa, anigoo naag reer Samaariya ah? (Waayo, dan iskuma leh Yuhuudda iyo reer Samaariya.)
The woman of Samaria said to Him, “You are a Jew. I am of Samaria. Why do You ask me for a drink when the Jews have nothing to do with the people of Samaria?”
Continue reading Report error