Yooxanaa 19:31 ~ John 19:31

picture

S idaa daraaddeed Yuhuuddii, inaan meydadku sabtida iskutallaabaha sii saarnaan, waxay Bilaatos ka baryeen in lugaha laga jebiyo oo meydadka la qaado, waayo, waxay ahayd Maalintii Diyaargarayska, oo maalinta sabtidaas waxay ahayd maalin weyn.


¶ The Jews therefore, because it was the preparation, that the bodies should not remain upon the cross on the sabbath day (for that sabbath day was a high day) besought Pilate that their legs might be broken and that they might be taken away.

Continue reading Report error