Luukos 1:38 ~ Lucas 1:38

picture

M aryan ayaa tidhi, Waa i kan, waxaan ahay addoontii Rabbiga. Sidaad u hadashay ha ii noqoto. Markaasaa malaa'igtii ka tagtay. Maryan Waxay Booqatay Elisabed; Gabaygii Maryan Ee Ammaanta Ahaa


Disse então Maria. Eis aqui a serva do Senhor; cumpra-se em mim segundo a tua palavra. E o anjo ausentou-se dela.

Continue reading Report error