Matayos 24:30 ~ Matthew 24:30

picture

M arkaasaa waxaa cirka ka soo muuqan doona calaamada Wiilka Aadanaha, markaas ayaa qolooyinka dhulka oo dhammu barooran doonaan, oo waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha cirka ku imanaya isagoo leh xoog iyo ammaan weyn.


and then shall appear the sign of the Son of man in heaven, and then shall all the tribes of the earth mourn, and they shall see the Son of man coming in the clouds of heaven with great power and glory.

Continue reading Report error