Matayos 10:1 ~ ﻣﺘﻰ 10:1

picture

M arkaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba ku bogsiiyaan.


وَدَعا يَسُوعُ تَلامِيذَهُ الاثنَي عَشَرَ، وَأعطاهُمْ سُلطاناً عَلَىْ الأرواحِ النَّجِسَةِ، لِطَردِها وَشِفاءِ جَمِيعِ الأمراضِ وَالعِلَلِ.

Continue reading Report error