O o waa inuu Rabbiga gooni isugu soocaa maalmaha isa-soociddiisa oo dhan, oo waa inuu qurbaan xadgudub u keenaa wan gu jir ah, laakiinse waa inaan maalmihii hore loo tirin, maxaa yeelay, isa-soociddiisii way nijaasowday.
І почне він знову дні посвячення свого Господеві, і принесе однорічне ягня на жертву за провину. А перші дні його будуть надаремні, бо занечистилося його посвячення.
Continue reading Report error