Tirintii 24:8 ~ ﺍﻟﻌﺪﺩ 24:8

picture

I laah baa iyaga Masar ka soo bixiyey, Oo iyagu waxay leeyihiin xoog gisiyeed oo kale, Oo waxay cuni doonaan quruumaha cadaawayaashooda ah, Oo lafahooda way jejebin doonaan, Oo waxay iyaga ka mudhbixin doonaan fallaadhahooda.


«أخرَجَهُمُ اللهُ مِنْ مِصرَ، وَهُوَ لَهُمْ كَقَرْنَي ثَورٍ بَرِّيٍّ. سَيَهزِمُونَ أعداءَهُمْ، وَسَيَسحَقُونَ عِظامَهُمْ، وَسَيَضرِبُونَهُمْ بِسِهامِهِمْ،

Continue reading Report error