K olkaasaa Balcaam wuxuu Baalaaq ku yidhi, Haddaba waa i kan oo waan kuu imid. War anigu ma waxaan leeyahay awood aan wax kaga hadlo innaba ha ahaatee? Ereygii Ilaah afkayga geliyo ayaan ku hadli doonaa.
فَقالَ بَلعامُ لِبالاقَ: «ها قَدْ أتَيتُ إلَيكَ الآنَ، فَهَلْ أستَطِيعُ أنْ أعمَلَ شَيئاً؟ فَعَلَيَّ أنْ أقُولَ ما يَقُولُهُ اللهُ لِي.»
Continue reading Report error