Sekaryaah 8:9 ~ Захария 8:9

picture

R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Gacmihiinnu xoog ha yeesheen, kuwiinna wakhtigan erayadan ka maqla afka nebiyada kuwaasoo joogay maalintii aasaaskii guriga Rabbiga ciidammada, kaasoo ah macbudka, loo dhigay si loo dhiso.


Так говорит Господь Cил: Вы, кто ныне слышит из уст пророков эти слова, которые были сказаны, когда закладывались основания дома Господа Сил! Пусть ваши руки будут сильными, чтобы храм был построен.

Continue reading Report error