Sekaryaah 1:17 ~ Zechariah 1:17

picture

O o haddana qayli oo waxaad tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Magaalooyinkaygu mar kalay barwaaqo la faafi doonaan, oo Rabbigu mar kaluu Siyoon u qalbi qaboojin doonaa, oo mar kaluu Yeruusaalem dooran doonaa. Afar Gees Iyo Afar Tumaal


Cry yet again, saying, Thus says the Lord of hosts: My cities shall yet again overflow with prosperity, and the Lord shall yet comfort Zion and shall yet choose Jerusalem.

Continue reading Report error