Yoonis 1:7 ~ Jonah 1:7

picture

O o wuxuu midba midkii kale ku yidhi, Kaalaya aynu saami ridannee si aan u ogaanno kan aawadiis belaayadanu inoogu dhacday. Sidaas daraaddeed saami bay riteen, oo saamigiina wuxuu ku dhacay Yoonis.


And they say each unto his neighbour, `Come, and we cast lots, and we know on whose account this evil on us.' And they cast lots, and the lot falleth on Jonah.

Continue reading Report error