Hoosheeca 13:3 ~ ﻫﻮﺷﻊ 13:3

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxay noqon doonaan sida daruurta subaxnimo, iyo sida sayaxa aroor hore baabba'a, iyo sida buunshaha dabayshu ka kaxayso goobta hadhuudhka lagu tumo, iyo sida qiiqa sholadda ka baxa.


وَلِهَذا فَهُمْ كَالضَبابِ فِي الصَّباحِ وَالنَّدَى الَّذِي يَزُولُ سَرِيعاً فِي النَّهارِ. إنَّهُمْ كَالتِّبنِ الَّذِي يَتَطايَرُ مِنْ بَيدَرِ الدَّرسِ، وَكالدُخانِ الصّاعِدِ مِنَ المَدخَنَةِ.

Continue reading Report error