Daanyeel 6:17 ~ Даниїл 6:17

picture

M arkaasaa dhagax la keenay, oo bohoshii afkeedii la saaray; oo boqorkii baa ku shaabadeeyey shaabaddiisii, iyo shaabaddii saraakiishiisa, inaan waxba laga beddelin xaaladda Daanyeel.


(6-18) І принесений був один камінь, і був покладений на отвір ями, а цар запечатав її своєю печаткою та печаткою своїх вельмож, що не буде змінена Даниїлова справа.

Continue reading Report error