Yexesqeel 37:21 ~ Єзекіїль 37:21

picture

O o waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, reer binu Israa'iil waan ka soo dhex bixin doonaa quruumaha ay tageen, oo intaan dhinac kasta ka soo ururiyo ayaan dalkoodii keeni doonaa.


І скажи до них: Так говорить Господь Бог: Ось Я візьму Ізраїлевих синів з-посеред народів, куди вони пішли, і позбираю їх знавкола, і введу їх до їхньої землі.

Continue reading Report error