W axaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Miyaa geedkaasu liibaani doonaa? Miyuusan xididdadiisa rujin doonin, oo uusan midhihiisa u googooyn doonin si uu u engego, oo caleemihiisa cagaarka ah oo dhammu ay u engegaan, in kastoo aan xoog weyn amase dad tiro badanu xididdadiisa rujin?
«هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ الرَّبُّ الإلَهُ: هَلْ سَتَنجَحُ؟ ألَنْ تُقلَعَ جُذُورُها وَيُقطَعُ ثَمَرُها؟ ألَنْ يَيْبَسَ وَرَقُها وَيَمُوتُ؟ لَنْ يَحتاجَ قَلعُها مِنْ جُذُورِها إلَى أيدٍ قَوِيَّةٍ أوْ أُناسٍ كَثِيرِينَ.
Continue reading Report error