Yexesqeel 16:36 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 16:36

picture

S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Nijaastaadii way shubantay, oo cawradaadiina daahaa lagaga qaaday dhillanimadaadii aad kuwii ku caashaqay ka dhillaysanaysay, iyo sanamyada waxyaalahaaga karaahiyada ah oo dhan, iyo dhiiggii carruurtaada oo aad iyaga siisay.


يَقُولُ الرَّبُّ الإلَهُ: ‹بِسَبَبِ تَعَرِّيكِ وَكَشْفِكِ عَنْ جَسَدِكِ العارِي، وَأنتِ تَزنِينَ مَعَ عُشّاقِكِ وَأوثانِكِ الكَرِيهَةِ، وَبِسَبَبِ دَمِ أولادِكِ الَّذِي قَدَّمْتِهِ لِتِلكَ الأوثانِ،

Continue reading Report error