R abbiyow, xaggaaga noo soo celi, oo waannu soo noqon doonnaa. Maalmahayagana sida kuwii hore oo kale nooga dhig.
Turn us to yourself, Yahweh, and we shall be turned. Renew our days as of old.