N ijaasteedii waxay ku tiil googaradaheeda, kamana ay fiirsan ugudambaysteeda, Haddaba sidaas daraaddeed si aad loola yaabay ayay u dhacday, oo mid u qalbi qaboojiyana ma ay lahayn. Rabbiyow, bal dhibkayga fiiri, waayo, cadowgii wuu isweyneeyey.
ее нечистота замарала ей подол. И так как она не задумывалась о будущем, падение ее было ошеломительным, и не было у нее утешителя. – О Господь, взгляни на мое страдание, ведь враг торжествует!
Continue reading Report error