Baroorashadii Yeremyaah 1:4 ~ Плач Иеремии 1:4

picture

J idadkii Siyoon way baroortaan, maxaa yeelay, ninna iidaha uma yimaado. Irdaheedii oo dhammu waa cidla, wadaaddadeeduna way wada taahaan, Hablaheeda bikradaha ahuna way dhibaataysan yihiin, oo iyada qudheedana dhib qadhaadh baa haya.


Дороги Сиона плачут, потому что никто не идет на праздник. Все ворота столицы опустели, стонут священники ее, девушки печальны, горько и ей самой.

Continue reading Report error