Baroorashadii Yeremyaah 1:20 ~ Плач Иеремии 1:20

picture

R abbiyow, bal i eeg, waayo, cidhiidhi baan ku jiraa. Uurkaa i gubanaya, Qalbigayguna wuu igu dhex rogman yahay, waayo, aad baan u caasiyoobay. Dibadda seef baa igu gablamisa, gurigana geeri baa ii joogta.


Взгляни, Господь, как я страдаю: душа моя мается, и сердце потеряло покой, потому что я упорно противилась Тебе. Снаружи меч лишил меня детей, а внутри – поселилась смерть.

Continue reading Report error