Yeremyaah 51:44 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 51:44

picture

O o Beelna waxaan ku ciqaabi doonaa Baabuloon dhexdeeda, oo waxaan afkiisa ka soo bixin doonaa wixii uu liqay, oo quruumuhuna innaba mar dambe isaga uma ay soo qulquli doonaan, hubaal, derbiga Baabuloon wuu dumi doonaa.


سَأُعاقِبُ الوَثَنَ بِيلَ فِي بابِلَ، وَسَأجعَلُهُ يَتَقَيَّأُ ما ابتَلَعَهُ. لَنْ تَتَدَفَّقَ الأُمَمُ إلَيهِ فِيما بَعْدُ، وَأسوارُ بابِلَ سَتَسقُطُ.

Continue reading Report error