Yeremyaah 51:30 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 51:30

picture

R aggii xoogga badnaa ee Baabuloon dagaalkay ka joogsadeen, oo waxay ku hadheen qalcadahoodii. Way taag gabeen, oo waxay noqdeen sidii naago oo kale. Meelaheedii lagu hoyan jiray way gubeen, oo qataarradeediina way kala jabeen.


جَبابِرَةُ بابِلَ تَوَقَّفُوا عَنِ القِتالِ، وَيَبقُونَ فِي حُصُونِهِمْ. ذَبُلَتْ قُوَّتُهُمْ. إنَّهُمْ كَالنِّساءِ. مَساكِنُها تَحتَرِقُ، عَوارِضُها تَحَطَّمَتْ.

Continue reading Report error