K aaga dib u noqonayow, bal maxaad dooxooyinkaaga ugu faanaysaa? Waayo, dooxadaadu way sii dhammaanaysaa. Khasnadahaagaad isku hallaysay oo waxaad tidhi, Bal yaa ii iman karaya?
لِماذا تَتَفاخَرِينَ بِقُوَّتِكِ؟ قُوَّتُكِ سَتَنهارُ أيَّتُها البِنتُ الخَائِنَةُ! تَثِقينَ بِثَروَتِكِ وَتَقُولِينَ: ‹مَنْ يَقدِرُ أنْ يُهاجِمَنِي؟›
Continue reading Report error