Yeremyaah 48:45 ~ Ieremia 48:45

picture

K uwii cararay waxay istaagan yihiin hooska Xeshboon, iyagoo taag gabay, waayo, dab baa Xeshboon ka soo baxay, ololna wuxuu ka soo baxay Siixon dhexdeeda, oo wuxuu baabbi'iyey Moo'aab darafkeeda iyo kuwa bulxanka badan dhaladooda.


Fugarii stau fără putere la umbra Heşbonului, căci un foc iese din Heşbon, o flacără iese din mijlocul lui Sihon, care mistuie fruntea Moabului şi capetele fiilor tumultului.

Continue reading Report error