Yeremyaah 4:11 ~ Jeremiah 4:11

picture

O o wakhtigaas waxaa dadkan iyo Yeruusaalemba lagu odhan doonaa, Dadkayga dabayl kulul ayaa uga iman doonta xagga meelaha dhaadheer ee cidlada ku yaal, mana ahaan doonto mid wax haadinaysa amase wax safaynaysa,


At that time it shall be said to this people and to Jerusalem, A dry wind of the high places of the wilderness came toward the daughter of my people, not to fan, nor to cleanse.

Continue reading Report error