Yeremyaah 26:20 ~ Єремія 26:20

picture

O o weliba waxaa kaloo jiray nin magaca Rabbiga wax ku sii sheegay, waana Uuriyaah ina Shemacyaah oo ahaa reer Qiryad Yecaariim, oo isna wuxuu magaaladan iyo dalkanba ka sii sheegay wax erayada Yeremyaah oo dhan waafaqsan.


І також пророкував був Господнім Ім'ям один чоловік, Урійя, син Шемаї, з Кір'ят-Єаріму, і пророкував проти цього міста та проти цього Краю всі ті слова, як Єремія.

Continue reading Report error