O o wax baan ku dhufan doonaa waxa magaaladan deggan, dad iyo duunyaba, oo waxay ku le'an doonaan belaayo weyn.
And I will smite the inhabitants of this city, both man and beast: they shall die of a great pestilence.