T iradii carmalladooda waan ka sii badiyey cammuudda badaha, oo barbaarrada hooyooyinkood waxaan hadhkii ku soo daayay baabbi'iye. Waxaan si kedis ah ugu dejiyey cidhiidhi iyo cabsi.
Вдов у них станет больше, чем песка в море. В полдень Я наведу губителя на матерей их юношей; внезапно вселю в них страх и смятение.
Continue reading Report error