Yeremyaah 12:2 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 12:2

picture

I yagaad beertay, oo weliba xidid bay yeesheen, way koraan, oo midhay dhalaan. Adigu afkooda waad ku dhow dahay, laakiinse qalbigooda waad ka fog tahay.


زَرَعْتَهُمْ فَصارَتْ لَهُمْ جُذُورٌ، ازدَهَرُوا وَحَمَلُوا ثَمَراً. يَتَكَلَّمُونَ عَنكَ بِشَكلٍ مُستَمِرٍّ، لَكِنَّهُمْ لَيسُوا صادِقِينَ.

Continue reading Report error