I yagu waxay beerteen sarreen, laakiinse qodxan bay soo goosteen, aad bay u daaleen, laakiinse innaba ma ay faa'iidaan. Waxaad ku ceeboobi doontaan midhaha aad goosanaysaan, waana Rabbiga cadhadiisa kulul aawadeed.
زَرَعُوا قَمحاً، لَكِنَّهُمْ حَصَدُوا أشواكاً. عَمِلُوا بِقُوَّةٍ، وَلَكِنَّهُمْ لَمْ يَنجَحُوا. سَيَخجَلُونَ مِنْ مَحاصِيلِهِمْ، بِسَبَبِ غَضَبِ اللهِ عَلَيهِمْ.» وَعدُ اللهِ لِجِيرانِ إسْرائِيل
Continue reading Report error