H addaba Rabbiga qudhiisa ayaa calaamad idin siin doona. Bal ogaada, gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta, oo waxay dhali doontaa wiil, oo magiciisana waxay u bixin doontaa Cimmaanuu'eel.
Therefore the Lord himself shall give you a sign: Behold, the virgin shall conceive and bear a son and shall call his name Immanuel.
Continue reading Report error