A nna waxaan dooran doonaa dhibaatooyinkooda, oo waxay ka cabsadaanna waan ku soo kor dayn doonaa, maxaa yeelay, markaan u yeedhay, innaba cidina iima jawaabin, oo markaan la hadlayna, ima ay maqlin, laakiinse wax indhahayga hortooda shar ku ahaa bay sameeyeen, oo waxay doorteen wax aanan ku farxin.
So I will choose their punishments And will bring on them what they dread. Because I called, but no one answered; I spoke, but they did not listen. And they did evil in My sight And chose that in which I did not delight.”
Continue reading Report error