O o markaad waxaas aragtaan ayaa qalbigiinnu farxi doonaa, oo lafihiinnuna sida caws qoyan oo kale ayay u soo barwaaqaysnaan doonaan, oo waxaa la ogaan doonaa inay gacanta Rabbigu addoommadiisa la jirto, cadhadiisuse waxay ku dhici doontaa cadaawayaashiisa.
سَتَرَونَ، وَقُلُوبُكُمْ سَتَفرَحُ، وَأجسادُكُمْ كَالعُشبِ سَتَزهُو. وَسَتَكُونُ قُوَّةُ اللهِ مَعرُوفَةً بَينَ خُدّامِهِ، وَغَضَبُهُ وَسَطَ أعدائِهِ.»
Continue reading Report error