Ishacyaah 65:16 ~ Ісая 65:16

picture

K ii isagoo dalka jooga isu duceeyaa wuxuu isugu ducayn doonaa Ilaaha runta, oo kii isagoo dalka jooga dhaartaana wuxuu ku dhaaran doonaa Ilaaha runta, waayo, dhibaatooyinkii hore waa la illoobay, indhahaygana way ka qarsoon yihiin. Samooyin Cusub Iyo Dhul Cusub


так що хто на землі благословлений буде, буде поблагословлений він вірним Богом, а хто на землі присягає, вірним Богом присягне, бо забудуться утиски давні і заховані будуть вони від очей Моїх!

Continue reading Report error