S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, addoommadaydu wax bay cuni doonaan, idinkuse waad gaajaysnaan doontaan, addoommadaydu wax bay cabbi doonaan, idinkuse waad harraadsanaan doontaan, addoommadaydu way rayrayn doonaan, idinkuse waad ceeboobi doontaan,
Тому Господь Бог каже так: Ось будуть раби Мої їсти, а ви будете голодувати, ось будуть раби Мої пити, а ви будете спрагнені, ось будуть раби Мої радіти, а ви посоромлені будете...
Continue reading Report error