Ishacyaah 65:12 ~ Ісая 65:12

picture

w axaan idinka dhigi doonaa kuwa seefta ku le'da, oo dhammaantiinna waxaad u wada foororsan doontaan in laydin gowraco, maxaa yeelay, markaan idiin yeedhay iima aydaan jawaabin, oo markaan idinla hadlayna, ima aydaan maqlin, laakiinse wax indhahayga hortooda shar ku ahaa baad samayseen, oo waxaad doorateen wax aanan ku farxin.


то вас відраховую Я для меча, й на коліна впадете ви всі на заріз, бо кликав Я вас, та ви відповіді не дали, говорив був, але ви не чули й робили лихе в Моїх очах, і чого не хотів, вибирали собі!...

Continue reading Report error