Ishacyaah 64:7 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 64:7

picture

O o innaba lama arko mid magacaaga ku baryootama, ama niyadiisa u kiciya inuu ku xagsado, waayo, wejigaagii waad naga qarisay, oo xumaatooyinkayagii aawadood waad na wada baabbi'isay.


لَيسَ مَنْ يَدعُو بِاسْمِكَ، أوْ يَتَمَسَّكُ بِكَ. لأنَّكَ سَتَرتَ وَجهَكَ عَنّا، وَأذَبْتَنا بِسَبَبِ خَطِيَّتِنا.

Continue reading Report error